War wanaagsan oo loo hayo dadka la ildaran cudurka halista ah ee Ebola

Afar dawo oo cusub ayaa waxaa lagu tijiaabiyay bukaanada ku sugan dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo halkaas oo uu ka dilaacay. Dawooyinkan ayaa lagu kala magacaaba REGN-EB3 iyo mAb114, waana waxtarkooda lagu kalsoon yahay sida daraasadu sheegtay. Darasaadda ayaa lagu xusay in boqolkiiba 90 dawada lagu daweyn karo Ebola, laguna guuleystay sida dhakhaatiirta ay sheegayaan. … Continue reading War wanaagsan oo loo hayo dadka la ildaran cudurka halista ah ee Ebola